Waxaan diyaarinay qaabab cusub oo shaqo

Fekerkaaga ma ku jirtay inaad hesho website kaa haqabtira la socoshada iyo la jaanqaadka aduunka?

Ma ku fekeraysay inaad hesho meel aad ugu soo hagaagto arimahaan hoos ku qoran?

  •  Inaad ogaato heerka ay marayso Technology-ga casriga ah
  • La socoshada shaqooyinka ka banaan wadanka
  • Ka warqabka wararka ganacsiga ee geyigeen
  • Helida iyo barashada cilmiga Computerka

Sidoo kale ma jeceshahay inaad marwalba la jaanqaadid aduunka horumaray hadday noqon lahayd sida shaqo loo raadiyo ama naftaada looga dhigo mid guul gaarta.

Ma ku hamidaa inaad samaysato Website shaqsiyeed ama mid ganacsigaagu leeyahay.

 

haddii aad jawaabta su’aalahaas u baahantahay si qoto dheer si aan uga baaraan degno fadlan nagu soo biir.

waa lama huraan inaad tijaabiso maskax.com oo aad la saaxiibto waqtigaagana geliso. Waan hubnaa inaad wax weyn ka baran doontid.

Si aadan uga qadin halkaan nagala soo xiriir Contact Us .

sidoo kale waxaad E-mail Noogu soo diri kartaa info@maskax.com

>Maskax.com|

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *