Waxaan diyaarinay qaabab cusub oo shaqo

image-tech

Fekerkaaga ma ku jirtay inaad hesho website kaa haqabtira la socoshada iyo la jaanqaadka aduunka?

Ma ku fekeraysay inaad hesho meel aad ugu soo hagaagto arimahaan hoos ku qoran?

  • ┬áInaad ogaato heerka ay marayso Technology-ga casriga ah
  • La socoshada shaqooyinka ka banaan wadanka
  • Ka warqabka wararka ganacsiga ee geyigeen
  • Helida iyo barashada cilmiga Computerka

Continue reading “Waxaan diyaarinay qaabab cusub oo shaqo”